The Land Of Patriots
| Search |
[10-05-2008]
Shiikh Shariif oo sheegay in aysan la fariisaneynin Dowladda Federaalka Soomaaliya
Guddoomiyaha Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo wareysi siiyay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in aysan wada hadal ah la yeelaneynin Dowl (more ...)
[10-05-2008]
Gudoomiyihii Maxkamada Racfaan gobolka Hiiraan oo is Casilay xili wax maamul ah aysan ka jirin gobolkaasi.
Gudoomiyihii Maxkamada Racfaanka Gobolka Hiiraan ayaa isaga Tagay xilkii uu hayay kadib markii ay la Soo deerseen Cabsi ku Aadan Dhanka Noloshiisa.
Max’ed Gacal Max’ed oo ahaa Gudoomiyi (more ...)
[07-05-2008]
Weerar loo adeegsaday Hoobiye oo maanta lagu qaday Ciidamo Ethiopian oo Ku sugnaa Deegaanka Kala Beeyr ee Dagmada Baladwayne.
kooxo Hubeeyan ayaa maanta weerar ku qaaday fariisin ay ciidamada Ethiopianka ku leeyihiin Deegaanka kala bayrka ee gobolka Hiiraan.
Kooxo hubeeyan ayaa weerar Hubeeysan ku qaaday Farii (more ...)
[03-05-2008]
Dhawac ka dhashay Qarax Bamkambano oo maanta lagula egtay Cidamada Booliiska Gudaha Suuq Bacad ee Magalada Muqdisho.
Qarax loo Adeegsaday Bamka Ganacta laga Tuuro ayaa maanta lagu qaday Taliyaha Ciidamada Booliska Laanta Horseed ee Degmada Yaaqshiid xili uu marayay Suuq weeyn ee Suuq Bacaad.
Taliyaha (more ...)
[02-05-2008]
Ganacsatada Jowhar oo kulan ka yeeshay diidista lacagaha kunka shilin ee duuga ah.
Ganacsatada Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Sh/Dhaxe ayaa waxa ay kulan ka yeesheen diisista lacagaha duuga ah iyo sidii wax looga qaban lahaa.
Kulankaan oo xalay isugu yimaadeen ga (more ...)
[29-04-2008]
Bahal Aan la aqoon oo xalay Dad ku dhaawacay Nawaaxiga Degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud kadib markii Abaaro ay ka dilacen.
Duur Joogta ku nool Gobolka Galgaduud ayaa bilaabay in Ay dadka weeraraan kadib markii Ay Abaaro iyo Haraad ay ku haleeleen deegaano hoos taga gobolkaasi kuwaasi oo haweeneey iyo Caruurteeda xalay wee (more ...)
[28-04-2008]
Weeraro Bambano oo lagu kala qaaday Ciidamada Dowlada iyo kuwa Ethiopia oo Sababay Dhaawaca Dad Rayid ah
Kooxo Ku hubeeysan Bamka Gacanta Laga Tuuro ayaa weerar ku qaaday Goob lacago leejo ah ay ku qaadayeen Ciidamada Dowlada oo ku taal isgooyska Siinaay ee Degmada Wardhiigleey ee gobolka Banaadir.
(more ...)
[25-04-2008]
Dhaqaatiir dhinaca Cafimaadka ah oo Maanta lagu Risaaseeyay duleedka Magaalada Jowhar.
Koox burcad hubeysan ah ayaa maanta duleedka Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Sh/Dhaxe, waxa ay ku Risaaseeyeen kooxo dhaqaatiir ah oo u kuur galeysay xaalada Caafimaad ay ku noolyihiin xoolaha gob (more ...)
[20-04-2008]
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in ishaaradiisa ay Dowladda Federaalka iyo inta badan Mucaaradka ka soo horjeeda ay heshiinayaan
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo la hadlayay Soomaalida Qurbo-joogta ah ee Waqooyiga Ameerika oo isugu yimid Magaalada Washington ee Dalka Mareykanka ayaa wuxuu she (more ...)
[20-04-2008]
Taliye ku xigeenka Ciidamada booliska ee degmada Afgooye oo xalay gudaha Magaaladaasi Lagu Weeraray
Kooxo hubeysan ayaa xalay gudaha degmada Afgooye waxa ay ku Weerareen Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliska ee degmadaasi iyadoo la sheegay in ay baxsadeen kooxihii Weerarka soo qaaday sida ay noo xaq (more ...)
[16-04-2008]
Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arimaha Somalia oo sheegay in Somalia dib u hishiisiinta ay ka gaartay hormar la taabankaro.
Ergayga gaarka ee QM u qaabilsan arimiaha Somla ayaa waxa uu sheegay in somalia wada hadalada ay ka gaartay hormal la taaban karo.
Ergayga gaarka ee QM u qaabilsan arimaha Somalia Axmed (more ...)
[16-04-2008]
Odayaasha Magaalada Baladweeyne oo isku Qilaafay Maamul KMG ah oo loo Sameeyo Gobolka Hiiraan.
Odayaasha Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay isku qilafeen Maamul KMG ah oo loo Sameeyo Gobolkaasi kadib markii inta Badan ay xilalkii ay ka hayeen Gobolkasi iska Casileen.
Waxaa uu maalinti (more ...)
[15-04-2008]
Ciidamada dowalada oo Gaari rakaab ah ku rasaaseeyay magaalada Muqdisho dadna ay ku dhaawacmeen.
Ilaa iyo 5 ruux ayaa ku dhaawacantay kadib markii ay ciidamo ka tirsan kuwa dowadalada ay rasaas la eegteen gaari Mini Bas ah oo marayay agagaarka Shineemo Banaadir ee degmada Xamarweeyen oo ka soo ho (more ...)
[14-04-2008]
Kooxo hubeysan oo xalay la wareegay gacan ku heynta Beledweyne, halkaasna ku dilay macalimiin Ajaanib iyo Soomaali isugu jiray
Kooxo hubeysan oo ka tirsan Ururka Al-shabaab ayaa saacado kooban la wareegay gacan ku heyta magaalada Beledweyne, kadib markii ay weerar aan la kulmin wax iska caabin ah ku soo qaadeen xarumaha maam (more ...)
BBC Radio Live
11:00 - 11:15
![]()
14:00 - 15:00
![]()
18:00 - 18:30
![]()
What's new?
Abudwaq City
Pictures of Abudwaq...
Debates & Discussions City
Member Login