Pictures / Sawiro
Banaanka
Caabudwaaq banaankeed. Waxaad arki kartaa guryo dhowaan ladhisay (bidix) oo si fiican loo ga shaqeeyo.
|
Xaafadaha 2
Xaafadaha 2
|
Baabuur
Mid kamid ah baabuurta reer Caabudwaaq
|
School
Schoolka
|
Dukaamo
Sawir dukaamo Caabudwaaq (bidix). Magaca dukaana waa Fatax Store (Store (English) = Suuq (Somali) )
|
Project Cusub
Project laga wado Caabudwaaq.
|
Dugsi
Meeshaan oo aan si fiican loo hubin waxaa laga yaaba in ay tahay meesha ku yaalaan dugsiyaasha magaalada Caabudwaaq.
|
Schoolka 2
Schoolka Caabudwaaq
|
Baabuur
Baabuurkaan quruxda badan waxaa iska leh Maxamad yarka kamid ah dadka sawirada Caabudwaaq noo soo dira.
|
Xaafadaha 3
Xaafadaha Caabudwaaq
|
Suuqa
Sawir laga soo qaaday jid oo busy ah, dhalinyarada baabuurka saaran waxaa la yiri waa kuwo mooryaan ah oo iska dhib badan. Dhulka waxaa yaala qashin badan.
|
Xaafadaha
Xaafadaha Caabudwaaq
|
Masjidka
Masjidka magaalada Caabudwaaq.
|
Isbitaalka Caabudwaaq
Isbitaalka Caabudwaaq
|
Kooxaha Kubada [1]
Koox ka mid ah kooxaha kubada magaalada Caabudwaaq
|